e-commerce, online shop, web-1606962.jpg

Aqriso Side Online Waxa Uga Iibsan Kartaaa FidPlat?

Si aad u sameyso dukameysi online ah, waxan halkan idiinkugu soo bandhigeena habka fudud ee iibsashada online-ka ee uu boggeena FidPlat ugu talagalay in macashi si dhib yar ugu dukameystaan internet-ka. Ugu horeen si aad wax uga iibsato boggena fadlan raac tilmaamaha soo socda:

  1. Dooro Alaabta aad dooneyso in aad iibsato
  2. Kadibna guji badhanka Add to Cart si aad ugu gudubto bogga lacag bixinta.
  3. Buuxi foomka adigo gelinaya magacaga, cinwaankada iyo deegaanka aad degantahay kadibna riix badhanka PROCEED TO CHECKOUT
  4. Dooro habka lacag bixinta (Credit/Debit Card ama EVC Plus midka aad doonto)
  5. Ugu dambeen riix badhanka PLACE ORDER si aad u dhameyso lacag bixinta.

F.G. Hadii aad doorato habka lacag bixinta ee adeega EVC PLUS waxa heli doonta fariin ku tilmaameysa numberka aad ku direyso lacagta. Wixi faah faahin dheerad ah fadlan nala soo xiriir.

Scroll to Top
%d bloggers like this: