Close sidebar
digital, abstract, technology-6228018.jpg

Silicon Valley: Maxay Uga Dhigantahay Teknoolajiyada & Hal-abuurka

SILICON VALLEY waxa aay ku talaa San Francisco, Gobolka California ee dalka mareykanka. waxa lagu magacaba tuulada teknoolajiyada iyo hal-abuurka ganacsiga aduunka ee lagu magacaabo. Waa magaaladii uu ka soo bilowday kacdoonka isbedel doonka teknoolajiyada qaan gaartay maanta ee ka jirta dunida. Waxa aayna saldhig u tahay xarumaha shirkado ku caanbaxay tekenolojiyada iyo internet-ka oo aay kamid yihiin shirkadaha Tesla, Apple, Facebook iyo Google.

Scroll to Top
%d bloggers like this: