Close sidebar

Tababar: Side Looga Qeyb Gala Bandhig Ganacsi

Madaama sanadkan 2021 aan rajeyneyno qabashada barnaamijka bandhigga ganacsiga (Somali Trade Show), waxa aan halkan idinkugu soo bandhigena tababar ku saabsan sida looga qeybgalo bandhig ganacsi. Tababarkan waxa lagu baran doonaa cinwaanada soo socda:

  1. Side looga qeybgala bandhig ganacsi
  2. Side loo sameysta qorsho ka hor inta aadan ka qeybgalin bandhig gancsi
  3. Side u xulaneysa dadka kaga qeybgalaya bandhig ganacsi (marketing team)
  4. Side loo sameysta istiraatiijiyada xayeysiinta ee maaliyadeed.
  5. Side loo sameyaa xog uruurinta ganacsiga
  6. Side loo kasbadaa rabitaanka macamiisha

Sido kale, waxa looga hadli doonnaa qodaba kale oo aad mumiim u ah oo aay ka mid yiniin waxa laga filanayo in aay dhacaan inta lagu guda jiro bandhigga iyo waxa la soo bandhigayo.

Taariikhda11-02-2021
MaalintaKhamiis
Goorta4:00 PM
GoobtaBarta Zoom-ka

Foomka Diiwaangelinta

Mudane/Marwo si aad uga qeyb-qaadato tababarkan muhiimka ah ee ku saabsan sida looga şey galo Bandhig Ganacsi, fadlan buuxi faah-faahinta foomka hoose.

Scroll to Top
%d bloggers like this: